Naag calmaaniyad ah oo sheekh la doodeysay ayaa iyadoo inkireysa xikmadda iyo balaaqada  Qur'aanka kariimka ayaa waxay tiri:  waa maxay balaaqada iyo xikmadda ku jirta aayaddan:

وَٱلْخَيْلَ وَٱلْبِغَالَ وَٱلْحَمِيرَ لِتَرْكَبُوهَا وَزِينَةً ۚ وَيَخْلُقُ مَا لَا تَعْلَمُونَ

Fardaha iyo dameeraha waxaa loo sameeyey si aad u fuushaan oo ugu safartaan ,waa maxay xikmadda ku jirta:ma fardaha iyo dameeraha ayaa la guursan lahaa awal?!

Sheekhii ayaa ugu jawaabay: Ilaahay wuxuu yiri:Fardaha iyo dameeraha waxaa loo abuuray inaad fuushaan oo ku safartaan balse ilaahay ma dhihin la dooda😄😃

Sheekhu naagta ayuu ku tilmaamay inay xoolo tahay😀😀😀