Arintaan ayaa dhacday mar ay socoto xaflad in Rock oo ku maadeystay will smith xaaskiisa

Will Smith Marka hore waa uu qoslay markii uu Rock ku majaajileestay Xaaska smith timaheeda .


Jada Pinkett oo ah Xaaska Smithe ayaa fiirisay ninkeeda isaga oo qoslaaya ayee aragtay kadibna wajigeeda ayaa muujiyay shacuur xanaaq ah iyo niyad Jab ugu imaaday hadalka Rock uu ka shegay Timahadeda oo xanuun daraadiis isku badalay.


Will Smith inuu xanaaqay ayuu istaagay kadibna wajiga ayuu dharbaxasho ugu dhuftay Rock, isna kaftankiisa ayuu sii watay oo ma samen gacan qaad


Waa mid ka mida hadal heenta ugu badan Manata warbaahinta Caalamka in Smith uu dharbaaxo Rock xili uu isaga guul weyn uu gaaray .


Ninki naagtaada wax ka shego goob lawada joogo Inaa dharbaxaado waa guul xaaskaada u soo hoyatay halka Smith lagu dhaliilay arintaas maanta.


Adiga Maxaa sameyn laheyd ?