Professor lagu magacaabo (Cho Jea-weon) ayaa sameeyey Tuunji-musquleed awood u leh inuu saxarada Aadanaha u beddelo gaas koronto laga dhalin karo...


Mashruuciisa wuxuu ku bilaabay
mid kamid ah iskuulada dalka Kuuriyada koonfureed, isagoo musqul ka dhex sameeyey dugisga, Dugsigii wuxuu helay adeeg koronto oo ku filan.


Dabadeed wuxuu bilaabay inuu ardeyda ku dhiirigeliyo inay musqusha aad u isticmaalaan si uu u helo xaddi aad u badan oo gaas ah... wuxuu sameeyey App ardeyda siinaya Lacago markasta oo ay musqusha adeegsadaan!!


Mashruuciisii uu balaadhay wuxuuna bilaaabay inuu adeeg koronto siiyo magaalooyin badan oo kuuriyada koonfureed ka mid ah..


Caqliga oo laga shaqeysiiyo wax aan qiime laheyn ayuu qiimo u yeelaa.


W/Q: Mustaf Awil Hassa.