Madaxweynihii hore ee dalka liberia Charles king wuxuu ahaa madaxweynihii ku soo baxay doorashadii ugu musuqmaasuqa badneyd.


Doorasho qof iyo cod ah ayaa wuxuu helay 234,000 cod, iyadoo dadka codeeyey oo kaararka qaatay ay ahaayeen 15,000 oo qof.

Wuxuu galay buugga ( Guinness world record) iyadoo loo aqoonsaday doorashadii ugu been abuurka badneyd.